Qarax Qasaare Geeystay Oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere

0
37

wararka aan ka helayno gobolka gedo ayaa waxa ay kusoo waramayaan in qarax xoogan uu ka dhacay gudaha degmda baardheere ee gobolka geddo

qaraxaan ayaa waxa la sheegay in uu ahaa midismiidaamin ah islamarkaasna lasheegay in lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda oo xiligaasi la sheegay in rowdo i ay ku jireen

waxaana lagu soo waramayaa in qaraxaani uu ahaa mid culus oo inta badan jugtiisa laga maqlay xaafada magaalada bardheere ee gobolka geddo balse aan si dhan ah aan loo xaqiijin karin qsaaraha ka dhashay qaraxaani maadaama la sheegay in qaraxaani uu dhcay xili fiidkii ah

al-shabaab ayaa sheegtay masuuliayada qaraxa la sheegay in uu ka dhacay magaalada bardheere waxaana ay wararka ay bartooda internmeetka ku sheegteen in xubno ka tirsan dagaalamayaasha al-shabaab ay qarax ismiidaamin ah magaalada baardheere ay ku la eegteen ciidamo ka tirsan dowladda xalay fiidkii

al-shabaab wax faafaahin ah kamabixin qasaraha ka dhacay weerarka ismiidaaminta ah ee ay sheegeen in ay la beegsadeen ciidamadaa dowladda

wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada bardheere ayaa waxa ay sheegay in dhankooda ciidamada dowladda ay gudaha magaalada ka wadaan dhaqdhaqaayo ciidan iyo howlgalo.
balse ilaa iyo hada laamaha amniga magaalada bardheere kama aysan hadlin qaraxa lasheegay in xalay lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugan magaalada baardheere ee gobolka geddo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here