Ra’iisal wasaare Rooble Oo Amar siiyey Madaxda Maamul Gobolleedyada

0
29

Ra’iisal wasaaraha Dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay arimo loo arkay inay muhiim tahay.

Mr Rooble ayaa qoraalkiisa looga dalbaday inay deg deg usoo magacowdaan xubnaha umetalaya guddiga doorashooyinka Qaranka.

Ilaa 20-ka bishaan ayaa fursad lasiiyey madaxda Dawlad Gobolleedyada inay xubnahaan soo magacaabaan.

Doorasho ayuu Dalka aaday dhawaan iyadoo ISHA lagu wada hayo sida ay wax noqon doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here