Ra’iisal wasaare Rooble Oo Kuwait si lama filaan ah Maanta kormaray

0
57

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqday Safarada Soomaaliya ee Kuwait.

Waxaa uuna safiirka iyo howl wadeenna uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay shacabka ugu adeeggaan una matalaan Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here