ROOJA KABTII MADAXWAYNE SHIIKH SHAAKIR XERA-INJI:

0
432

Xera-Inji oo leh laba albaab, iridda laamiga ka soo gasha barxadda aargada geedaha ku yaal midig luuqa tooska ah masaajidka mutuleelka ku yaal u gaarka ahaa Shiikh Shaakir iyo Macalin Maxamuud kaligooda iyo dumarku ku wada dukanayeen qolka wareegga ku dhaggan ay dagganaayeen, boorsadii uu wadan jiray Sheekh Shaakir madaxwaynihii shacabka Galmudug state ayaa kabtani laga soo dhex saaray 4-tii habeenimo salaadda subax kolkii la soo afjaray, ooy kumaandoosta milatariga federaalka Soomaaliya Haramcad ay u badaayeen wiilashii birjeexa geesiyinta lagu dhaarto ee u dhashay Maayland, kuwaaso dagaal dheer kadib gacanta ku soo dhigay madaxwayne Shiikh Shaakir iyo hoggaamiyihiisi ruuxiga ah Macalin Maxamuud, waxaana kabtan madaxwayne Shiikh Shaakir boorsadiisi aanu dhigi jirin ugu jirtay ku qoran si hoose marka loo fiiriyo “far aan aad loo wada garanaynin,” taasoo mufasiriintu ku sifeeyeen inuu sixiryahay, kabta oon kab labaysaa jirin qudheedu boorsadu lagu watay amar Alle laakiin!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here