Safaaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia oo qarka u saaran in la xiro!

0
86

Maxaa ka taagan Safaaradda Soomaaliya Dalka Malaysia. Qunsul Abdifitah, Xoghayaha koowaad Marwo Qamar, U qeybsanaha Ganacsiga Mohamed Amiin, u qeybsanayaasha Immigrationka Mubarak iyo Zakariye iyo U qeybsanaha Waxbarashada oo dhammaantood shaqada safaaradda Soomaaliya ee Dalka Malaysia joojiyey ka dib markii caadidis ay kala kulmeen safiirka safaaradda oo uu ka hor istaagay shaqooyinkooda. Goordhow iyo caddeeyo. Maxay ceeb taala?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here