SALBALLAAR 2 OO NIN DARAWAL AH KU HAATAN KU DISHAY KABAHIRIG WANLAWAYN JBM

0
376

Maydkan dereewel hadda Salballaar Two ay ku dishay jiiro Kaba-Hirig oo garoonka diyaaradaha milatariga Belidoogle 2-KM u jidha degmada Wanlawayn gobolka Shabeellaha-Hoose JBM wuxuu yaal degmada Daafeet JBM, waxaana dilkan oo uu dhacay cawada 24.4.2020 Jimce soon awal darawalkan uu kaxaynayay gaari Ino-Tre ah, iyadoona iswaydiintu ay mudantahay halka ay ka baxday shaqadii uu maalmo kahor guddoonka maxkamadda ciidanka qalabka sida federaalka Soomaaliya gaashaanle sare Shuute Xasan Cali Nuur uu u tagay degmada Wanlawayn JBM loo wada jeeday ku yirina Reer Maayland Daafeet JBM inay hubkooda dhigaan kuna wareejiyaan isagu, goortaaso kuwii dadka iyo deegaanka Reer Maayland ay hubkoodu la duljoogaan dadka dulman guryahooga iyo beerahooga loogu dul yimid lana gubay qaarkoodna into la laayay maydadkoogu si xun loo jarjaray caddaymahooga la haayo haatan amar Alle laakiin!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here