Sargaal Katirsanaa Nabad Sugida Soomaaliya Oo La Dilay (Magaciisa)

0
75

Kadib Dagaal ay Ciidamada Dawlada iyo Kuwa Al Shabaab ku galeen Degmada Buula burde Ee Gobolka Hiiraan ayaa la helayaa Macluumaad dheeraad Ah.

Duhurnimadii maanta ayey Al Shabaab warbaahintooda ka sheegeen inay dileen Sargaal katirsanaa Nabad sugida Soomaaliya oo magaciisa lagu sheegay Qoor leexshe.

Waxa sargaalkaani lagu dilay Sida Shabaabku sheegeen dagaalkaasi ka dhacay Buula burde,gobolka Hiiraan.

Ciidamada Dawlada iyo kuwa HirShabelle ayaa fariisimo ay kusugnaayeen la sheegay in la weeraray iyadoo khasaaraha Al Shabaab geysteen dhankooda aysan ka hadlin.

Maamulka Degmada Buula burde ayaan war kasoo saarin dagaalkii dhacay iyo Al Shabaab warka ay sheegeen oo ah inay Askar ku laayeen degmadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here