Sawiro: Degmada Tiyeeglow Oo Laga Bilaaweyn Dhismaha Weyn Ee Masjidka Jaamac.

0
46

Shacabka kala duwan eek u nool degmada tiyeeglow ee gobolka bakool ee koonfur galbeed ayaa waxay bilaween in degmada ay ka hirgaliyeen masjidka weyn ee jaamac, waxaana dhismihiisa ka qeyb qaadan donaan dad weynaha degmada kusugan.

Gudiga loo xil saaray dhismaha masjidka ayaa waxay shegeen in lacagta lagu dhisaayo masjidka laga soo aruurin doono maamulka, dadka lacagta leh ee degmada ganacsatada iyo jaaliyada kasoo jedaan degmada tiyeeglow eek u maqan banaanka kaasi oo looga talagalay in mudo gaaban gudohooda larabao in lagu dhameeyo dhismaha masjidka degmada tiyeeglow.

Sidoo kale gidga shismaha masjidka ayaa waxay shegeen in kaliya looga baahneen in wax laga sugo maamulka iyo dadka kasoo jedeen degmada loo baahan yahay in qof weliba oo awoodo in lacag ku darsado masjidka madaama tani ay tahay sadaqul jaariya, waana ay wanaagsan tahay in laga qeyb qaato dhismaha beydka alle.

Waxaa labilaawey aas aaska dhismaha masjidka hadii lacag kufilan loo helo waxaa si toos ah ay u socon donaan bilowga ilaa iyo dhamaadka masjidka.

W/Q: Siid Cali Muuse (Ateera)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here