Sawiro: Dhalinyarada Deg/ Qansax Dheere Oo Baaq Udireen Wasaarada Dhalinyarada KG.

0
56

Dhalanyarada  Degmada Qansaxdhere  Ee Gobolka Baay Ayaa Waxay Qabsadeen Kulan ay Uga  tashanayeen Sidii Loo Hormarin Lahaa Dhalinyarada Degmadaasi.

Godoomiyaha Dhalanyarada Degmada Qansaxdhere Mohomed Noor Shirfoow iyo Godoomiyaha Isboortiska  Madjanay Nuur Abdi (Waa Buuwaa) ayey Waxaana Inta Badan Kulanka Xooga Lagu Saaray  hormarinta Isbuurtiska.
Maamulka Dhalinyarada Degmada Qansax Dheere Ayaa Waxay Baaq Udireen Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka JBM In Garoonta Kubada Cagta Degmada Dib Udhis Lagu Sameeyo Dhalinyaradana Ay Helaan Xaquuqdooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here