Sawiro: UNSOM Iyo UNDP Oo Shegeen In Wasaarada Cadaalada Kala Shaqeyn Donaan Arimaha Garsoorka.

0
57

Agaasimaha guud ee Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka koonfur galbeed Mudane Maxamed Deeq Nuur Ali ayaa shir gudoomiyey shirka  bilaha ah kaasoo oo ay iskugu yimaadaan hay`adaha bixiya kaalmada sharciga iyo wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka.

Agassimaha guud ee Wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka koonfur galbeed Mudane Maxamed Deeq Nuur ayaa shaqaalaha  wasaarada iyo hey,adaha kasoo qeyb galey shirka u sheegey in waxyaabaha ugu muhiimsan ee kulankan loogu hadlaayo  ay tahay baahiyaha iyo caqabadaha haysta Wasaarada ay ugu weyn tahay sharciga ku aadan arimaha dadka  dhibaniyaasha ah.

Sidoo kale shirkaani ayaa waxaa  goobjoog ka ahaa UNSOM iyo UNDP oo door muhiiim ka qateen wax kaqabashada arimaha garsoorka iyo sidii ay utaaageerilahayeen, waxaana ay sheegeen in ay  wasaarada kala shaqeyn donaan  hormarinta Garsoorka iyo tayeynta hay`adaha  Sharciga.

W/Q: Wariye Siid Cali Muuse Ateera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here