SHALAMBOOD YAA DEGGAN?

0
224

Warbixiin ku saabsan Deegaanada Gobalka shabellada hoose Deegaanka Shalanbod gobolka Shabeellaha-Hoose Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland waxa dega Digil iyo Mirifle iyo Biimaal iyo inyaro Abgaal ah.
Xaafadda Buulo Eelaay waxa ku badan Mirifle si gaar ah Eelaay xaafada Buulo Cadaad waxaa dega Biimaal xaafadda suuqa waxaa dega Digil isku jira Begedi iyo Garre iyo Biimaal, laakiin Begedi aa ku badan.
Xaafadda Alaybadi waxaa dega Biimaal, Begedi iyo ama Abgaal oo dadka degaanka ah xaafadda kale sida Bacaadka iyo waxaa dega Mirifle, xaafadda Gandaawe waxaa ku badan Abgaal.
Nasiibdarase maanta waxaa gudoomiye ka ah nin Habargidir ah Galmudug ka soo jeeda lagu magaamcaabo Nuur Jiiddo oo dadkiisu barna aan ka degan gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here