Sharuudaha looga baahan yahay ergooyinka codbixiyayaasha

0
107

1- In uu yahay Soomaali, kana tirsan yahay beesha kursiga ku heshay nidaamka awood-qaybsiga ee 4.5.

2- In da’adiisu uusan ka yareyn 18 sano

3-  In miyirkiisu caafimaad qabo, uuna awood u leeyahay in uu codayn karo

4- In uu fahansan yahay mas’uuliyadda doorashada

5- In uusan musharax u ahayn Labada Aqal midkoodna

6- In aysan maxkamadi ku ridin xukun kama danbeys ah ee fal dembiyeed lagu muteysanayo xabsi shanti sano ee ugu dambeysay.

7- In uusan hayn xil siyaasadeed waqtiga doorashada

8- In uusan xiriir la lahayn kooxaha argagixisada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here