Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray wafdi ka socday Dowladda Kenya oo uu hoggaaminayay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas, iyagoo lagu soo dhaweeyay Muqdisho.
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Danjire Macharia Kamau, iyo wafdiga wehlinayay.
Xoghaye Maxamed Cali Nuur ayaa Kenya kala hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka & siyaabaha loohormarin karo xiriirka Kenya & Soomaaliya maadama mudooyinki u danbeeyay uu Mugdi galay