Waxaa iminka Shir usocdaa Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubnaha Beesha caalamka.
Kulanka ii aaladda fogaan araga ee Zoomka uga bilowday musharaxiinta Madaxweynaha iyo Beesha caalamka ayaan la ogeyn waxa kasoo bixi doona.
Beesha Caalamka ama waxa loo yaqaano C6+ ayaa ka walaacsan Banaanbaxa Mucaaradka hogaaminayaan ee lagu balan san yahay inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho maakinta Jimcaha ah iyo waxa ka dhalan kara.


