SIR CULUS: Gaadiid Dagaal & 30 Diyaaradood Maanta Ka Degay Baydhabo

0
18

Ilaa hadda cid faah faahisey ma jirto Ciidanka badan Ee maanta gaaray Magaalada Baydhabo Janaay Ee Caasimada Gobolka Bay.

Ciidankaan oo ah kuwo dabaabaadka Dagaalka wata ayaa la sheegay inay Magaalada Dhaq dhaqaaqeedii isbadel ku keeneen.

Askartaan ayaa lasoo tebiyey in ay sidoo kale la socdeen Sodomeeyo Diyaarado,lamana oga waxa keenay in Ciidankaasi loo daabulo Halkaasi.

Gaadiidka Dagaalka Taangiyada ayaa ka mid ah kuwa lagu arkay Baydhabo,waxaana ciidanka tegay Magaaladaasi ka mid ah Kuwo Itoobiyaan ah,Ugandha iyo Burundi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here