Soomaaliya Oo Arin Muhiim Ah Maanta Ka Hadashay Shirkii IGAD Yeesheen

0
69

Sii hayaha Xilka Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Sadiiq Xersi Warfaa ayaa waxa uu maanta ka qeyb galay Shir Dalalka IGAD ku yeesheen Aalada Zoom-ka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASIIR SIDIIQ WARFAA

Waxaan maanta ka qeybgalay kulan heer Wasiirro ah ee dalalka urur-gobolleedka IGAD oo la xiriiray saameynta Covid-19 ee muhaajiriinta.

Soomaaliya oo ay kusoo laabanayeen kumannaan barakacayaal ah ayuu dhaqaalo ahaan u saameeyey , waxaana Wadamada xubnaha ka ah IGAD la wadaagay sida ay nooga go’an tahay in aan si deg deg ah uga shaqeyno siyaasada ugu wanaagsan ee soo kabashada iyo abuurista barnaamijyo waara oo wax looga qabanayo bulshooyinka ay dhibaatadu saameysey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here