Sudan iyo Masar oo heshiis cusub kala saxiixday

0
20

Dalalka Sudan iyo Masar ayaa ku heshiiyey xoojinta iskaashi dhex mara, islamarkaasina diiradda saara ka wada shaqeynta nabad galyada labada dal iyo gobolka guud ahaan.

Labada dal ayaa waxay xiisa kala dhaxeysa dalka Ethiopia, ayaga oo kasoo horjeeday biyo-xireeen ay ka sameysay webiga Nile, oo dalalkan ay u arkaan inuu yareynayo biyaha soo gaara.

Heshiiskaan ayaa waxaa la ogeyn sida ay ka yeeli doonto dowladda Itoobiya maadaama labaa dowladood uu kala dhaxeeyo khilaaf ka dhashay Wabiga Nile oo ay ku muransan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here