SULDAAN GUUD GARXAJIS OO KULAN QAATAY

0
373

Suldaan Abdikarin Farah Dulmidiid oo Ah Suldaanka Guud ee Qurbajoogta Beelaha Garxajiska ee Waqooyiga America iyo Kulankii U la yeeshay Abagadaha Guud ee Oromia Abbaa_Gadaa_Tuulamaa_Goobanaa oo ah gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka qowmiyada Oromada wuxuu ahaa mid taarikhi ah oo aanu aad ugu jeex jeexney xidhiidhka darisnimada iyo wada dhalashada labada qowmiyadood ee walaalaha ah Somalida iyo Oromada waxaanan isla afgaranay xoojinta midnimada iyo wadajirka labada qowmiyadood, Sida iidiin muuqataba Abbaa Gaduhu wuxuu hadyad iisiiyey dharka hidaha iyo dhaqanka qowmiyada Oromada iyo waliba agab kale oo dhaqankooda qaali ku ah; Waxaanu iigu soo dhaweeyey si aad u heersaraysa xafiiskiisa isaga oo kursigii uu ku fadhiyeyna iiga kacay. Umadda_Soomaaliyeed_waa_Gob.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here