War Deg Deg Ah Liiska xildhibanada Barlamaanka JBM beri ayaa lagu dhawaaqayaa

0
25

Liiska xildhibanada beri ayaa lagu dhawaaqayaa . Caawa madaxtooyada jiif majiro buuq ayaa ka taagan ,Ugaasyada Wacdaan, geelidle iyo garre waxay wacad ku mareen inay shir jaraaid qaban doonaa hadii xildhibanadii soo gudbiyeen labadalo .Abdikadir biif baaf toos ayaa loo reebay, wasiirka batroolka iyo macdanta oo u dhashay garre maxamed abdirahin kana mid ahaa xildhibanadii sharif sakin iyo wasiiradiisa ayaa caawa si toos ah liiska looga saaray ugu dambayn.
Reer koraad ayaa loo diiday xildhibanada .balse kuwaan waa la siiyey
Wacdaan :2
Wadalaan:1
Silcis gorgaarte:1
Habar gidir:1
Ajuuraan:1
Cowrmale:1
Ogaadeen:2
murusude: 1
Gaaljecel kuma jiro Beri ama beri danbe lagu dhawaaqi
Reer aw xasan : 1
Hintire :1
Reer barwaani:1
Inta ugu badan digil iyo mirifle qaateen Liiska si qarsoodi ah ayaa qof u arkay waxaa kaloo ku qoran
Reer aw xasan:1
Hintire:1
Reer barwaani : 1
KURAAS aan la buuxinin ayaa jirta waxaana la sheegay kuraastaas in aysan soo buuxin shuruudaha
WARKAAN WAXII KU SOOKORDHA BERITO AYAAN IDIN SOOGUDBIINAYANAA HADII ALLAH
EDMO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here