Wararka Inaga So Garaya Megalada baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Bay Waxay Shegayaan In Xaruunta UNka Musharaxiinta Is badel Doonka Ah iyadoo Aan La Ogeyn Waxa Yaba Shirka Kusaabsan Iyo Waxa Yaabaha Looga Hadlayo Shirka
wararka ayaa sheegaya In musharaxiinta Ay Wadato Dowlada In Lageliyey Shir Gooni Ah
Dhowaan Ayey Aheed Markii Muaharaxiinta Dowlada Ay Cabasho U gudbiyeen Safiirka Ingriiska Uqaabilsan Somalia Iyadoo Ka Cabanaya Fara Galinta Dowlada Ku Hayso Dorashada Koonfur Galbeed.
17-Novembar Ayaa Lagu Balansanyahay In Dorasho Ka Qabsoonto Megalaada Baydhabo Ee Gobolka Baay.