War Deg Deg Ah Shiikh Sharif oo loo diiday in uu ka dhoofo garoonka Diyaraadaha Muqdisho

0
287

Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Adan Cade ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay loo diiday Shiikh sharif Madaxeynihii hore ee Soomaaliya in uu ka dhoofo magaalada Muqadishu.

Shiikh sharif oo maanta ku yimid diyaaradda Turkish Airlines ayaa doonayay in uu si toos ah ugu duulo magaalada Kismaanyo si uu halkaas uga qayb galo caleemasaarka Axmad Madoobe.

Laakiiin waa loo diiday in uu ka dhoofo garoonkaWarar dheeraada filo dhawaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here