War Deg deg ah wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in cawada Gurigii ku xinaa Sheekh Mukhtaar Roobow

0
33

Radrac Warbaahinta Koonfurta Soomaaliya Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo muddo Labo sano si sharci daro ugu xernaa dowlada fedearaalka in caawa gurigiisa ay ku hareersan yihiin ciidamo tikniko wata.

wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in cawada Gurigii ku xinaa Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ciidan aan la garaneynin oo ku heeraarsan yihiin tallaabadan ayaa la ogeen cida ka dambeysay Wararka ayaa sheegaya in Mukhtaar Roobow arinkaasi waxaba ka la soconin.

wixii faafaahin ah dib ayaan idinla wadaagaynaa. hadii allah edmo.
waxaa dhicikarta in loogu faciidaysto qalaalsaha jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here