WAR DEG DEG AH:DUQEYMADII UGU QASAARAHA BADNEYD OO LOO GEESTEY ALSHABAAB

0
29

Duqeymo diyaaradeed oo kadhcey degmada Jilib seqdii dhexe caawa.

Weerarka ayaa lasheegey in ay iska kaadhadeen sirdoonka soomaaliya ciidanka africom ee mareykanka.

Weerarka ayaa lasheegey in uu kadhacey gobolka Jubada Dhexe gaar ahaan Degmada jilib waxana la duqeeyay 4 goobood.

Sida uu sheegey sarkaal sare oo katirsan saraakiisha howl galka hogaaminetsay
1) saldhiga degmada jilib 
2) xarunta degmada jilib 
3)Xarun ciidan oo kujirtay cidan kor u dhafaya 200 oo askari iyo gadiidkoodi iyo hubkoodi waxana loo diyaarinayay werar dhanka tulada Barsanguuni oo 50 km ujita kismaayo Jubada Hoose sidan oo sheegay sarkaalkaan diidey in magaciisa loo adeegsado saxaafada.
Xarun 4aad ayaa lasheegey in ay kusgnaayeen ciidamada amniga alshabaab ee loo yaqaano (mutafajiraadka) oo u qaabilsan qaraxyada kuwaas oo gaarayey ilaa 60 Macalin joogtay waxa kalo yalay Qalab muhiim u ahaa Al shabaab sida qaraxyo iyo Hubkii dagalkii cel cade lagaga soo qaatay cidamada kenya ayuu warkiisa sii raaciyey.

Ilo madax banaan ayaa xaqiijinaya in dagaalku cuslaa walow ay adagtahay in la ogaado qasaaraha rasmiga ah ee kadhashey weerarka.

Xaalada degmada Jilib ayaa lasheegey in ay saaka kacsantahay ayadoo lasheegayo in alshbaab ay wadaan dhaq dhaqaaqyo xoogan iyo baaritaano.

Wixii kusoo kordha dib ayaannidnka kasoo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here