WAR DEG DEG Dilala ka Dhacay Magaalada Baydhabo Xaalada OO kacasan

0
165

Wiil dhalan yero ah oo xalay fiidkii lagu dilay magalada baydhabo
Askari ka tirsanaa Ciidamada booliska ayaa rasaas ku furay wiil la sheegay in uu ka shaqeynayay maqaayada ku taala gudaha baydhabo xili uu u hooyanayay xaafadiisa

Ehelada wiilka oo ugu yimid saakay isbitalka baydhabo medka wiilkooda ayaa waxaa ay sgeegeen in aysan qaadaynin meedka ilaa ay kahelaan gacan ku dhiiglihii dilay saacado kadib markay waayen cadaalad ayay iska qaateen meydii wiilkooda

Sida laxaqiijiyay ayaa ah in uu dilay wiilka dhalanyerada ahaa nin lagu magacaabo aadan afey oo ka mid ahaa ciidamadii horey u laayay shacabkii u banaabaxay xiligii la afduubtay musharaxii shacabka KGS ee mukhtaar rooboow

Askarta ayaa ah kuwo aan jirin cid cadaalada marisa marka ay ku kacaan falalka dilka ah ee shacabka u gaystaan taasoo keenta isku dhac qabiil Laba Askari oo isku rasaasaysay gudaha baydhabo

Laba askari oo katirsan ciidamada xooga ayaa isku toogtay tuulada bonkaay ayadoo uu midba midka kale toogtay dadka meesha ka dhowaa ayaa sheegay in ay is dhaawac kadibna uu ku geeriyooday isbitalka weyn ee baydhabo mid kamid ahaa halka uu midka kale uu noolyahay waloow uu koomo ku jiro,

Wararka ayaa sheegaya in uu usu bedelay qabiil waxaana saacada kadib isla maanta la dilay nin la dhashay askariga dhaawaca wixii kasoo kordha waan idin soo gudbindoonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here