WAR HADDA AH: Xasan Kheyre Oo Ka Hadlay Wixii Maanta Dhacay

0
209

Ra’iisal Wasaarihii hore Ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu ka hadlay wixii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xukuumada waxaa la sheegay in hogaankeedii ay soo dhaweyn doonaan go’aankii golaha shacabka laga reebo.

Lataliyeyaal la shaqeeya Xasan Kheyre oo jooga Magaalada Dhuuso mareeb waxay xaqiijiyeen in Ex Ra’iisal Wasaare Kheyre uu aqbali doono wixii dhacay maanta Ee Golaha Shacabka laga akhiriyey.

Waxa la sugayo uun waa in Ra’iisal wasaare Kheyre uu saxaafada ka hor hadlo go’aankiisana si cad u shaaciyo.

NAGALA SOCO WIXII SOO KORDHO INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here