Wasiir Janan Oo Madax Looga dhigay Guddi Bubbaland Maanta Magacowday

0
47

Madaxweyne Kuxigeenka Koobaad Ee Bubbaland ayaa magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii 22-kii bishan ka dhacday duleedka Ceelwaaq oo Ciidamo ka tirsan Kenya ay ku dileen dad rayid ah.

Guddigan ayaa waxaa Guddoomiye looga dhigay Wasiirka Amniga Bubbaland C/rashiid Xasan Cabdi nuur (Janan).

Aadan Goojaar iyo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ka mid ah Guddiga La magacaabay kuwaas oo la rabo inay xaqiiqo raadin kasoo sameeyaan falkii dhacay Arbacadii Todobaadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here