Wasiirka biyaha iyo tamarta KG ee soomaaliya oo ku fashilmay arin aad loola yaabay, Maxay tahay?

0
543

Wasiirka biyaha iyo tamarta KG oo ku fashilmay iyo arin aad loola yaabay

Wasiirka ayaa u sharxan xildhibaan KG ka dib markii uu madaxtooyada ka gaday in uu xildhibaan kii hore ee besha qaran dumis yahay kaasoo ahaana gudoomiyaha gudiga farsamada ee doorashadii madxweyweynaha KG ka dhacday 19/12/2018 ee shariif dartiisa usu cazilay
Xildhibaanka ayaa waxaa looga aqoo saday madaxtooyada KG qaran dumis
Wasiirka ayaa Maalmo kadib waxaa soo baxday in uu u sharxan yahay booskii xildhibaanimo ee beesha taa soo keentay in xidhibaankii hore uu fashiliyo sida uu isku casilay iyo cida ku qasabtay oo ahayd wasiirka kaasoo uu sheegay in uu siiyay 15,000 oo doolar halka uu xildhibaan kalena uu siiyay gaari qooqan ah arinta taagan ee fashilka ah ayaa ah dowlada kg in ay dulmanaha ka tagto ay qaadato dulamanaha weyn ee qaran dumiska ah ayuu yiray xildhibaankii hore
Sikastaba ha ahaatee xildhibankii hore ayaa ku andacoonaya in aan laga tagi Karin dowladana ka cosanaya in ay xaqa soorto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here