WAXA SOCDA SOO MA AHAN LABA SHABAAB INEEY WADA SHAQEEYAAN SHAKI KUMA JIRO SHABAABKII IYO DOWLADII WEEY ISKU MILMEEN

0
314

Waxaan maanta aragnaa in Dawlada ay tahay mid argigixiso markaan magacaas ugu yeero ayaa rag saaxiibadey ii oran jireen magacaas waa culus yahay laakiin waa iska cadahay maanta inaan wada aragnay in Passport loo sameeyo oo uu si xur ah ugu baxo magaalada waxaan filayaa in Alshabaab ay qaateen Taladii Farmaajo oo uu TVga hortiisa ka lahaa inaga keliya hana dhibaateynina ee caalamka kalena aada oo meesha ka sii wata shaqadiina oo isaga oo weli madax ugu dhigay 3 nin oo intoodaba la shaqeysta Argigixasada caalamiga.


Wasiirka Amnigana wuxuu leeyahay Hotelada ugu qaalisan ee security loo seexdo habeenkii $500 oo ku yaala Xalane dhexdiisa oo ay wada leeyihiin Shirkad Mareykanka ah oo degan Virginia sidoo kale waxaa hadda share laga siiyay Kheyre.
Waxaa dhacday waqti laga joogo sanad ka hor in Xabsiga Balcad ay ka goosteen rag Shabaab ah , waxaa markaas tegay Balcad Wasiir Ducaale isaga oo TVga ka hadlaya ayuu yiri ragii xabsiga ka baxsaday way is yaqaanaan ha ku soo laabtaan xabsiga kkk iyada oo cod ah waxaa ka heli kartaa internetka. Kuwaan dawlad ma aha Ilaahay ummadda ha ka qabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here