WAXAAN MAANTA KA QEEYB GALAY SYMPOSIUM Magaalada London

0
387

WAXAAN MAANTA KA QEEYB GALAY SYMPOSIUM KULLANKA WAXAA LOOGU HADLAAYAY XAALADA GEESKA AFRIKA DHIBAATOOYINKA KA JIRA IYO FATAHAADA WABIGA SHABEELLE IYO DAADADKA ROOBKA DEEYRTA IYADOO WALAAC LAGA MUUJIYAY XAALAD ABAAR OO KU DHUFATADA WASANKA SOOMAALIYA WAXAAN KA JEEDIYAY XASUUQII KA DHACAY BAYDHABO AFDUUBKII MADAXWEEYNAHA SHACABKA MUKHTAAR ROOBOW IYO CEEYRISKII WAKIILKII HORE EE QARAMADA MIDOOBAY NICHOLS HEYSOM ASBAATII LOO CEEYRIYAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here