Waxgaradka Gobolka Mudug oo uhanjabay Cabdiraxmaan Faroole

0
114

Waxgarad kulan kuyeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa si wayn udhaliilay hadal Shalay uu Madaxwaynihii hore Puntland kajeediyay furitaankii kalfadhigii 45aad ee Golaha wakiilada Puntland.

Waxgaradka ayaa waxay sheegeen in Faroole uu iska dhaadhiciyay inuu isaga leeyahay Garoowe isla markaana ay doonayaan in hadalkaasi uu raali gelin kabixiyo oo uu tago Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here