Xarun La Daah furi Lahaa maalmo Ka hor Oo Baaqatay & Cumar Filish Oo

0
89

Gudomiyaha Gobalka Benaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta xariga kajaray Xarunta M.C.H-ka degmada Xamar Weyne oo uu maamulka gobolka Banaadir ku sameeyay dib-udhis si loogu adeego bulshada Caasimadda.Xaruntaan waxaa la filayey in Munaasabadaha Maalmaha Xoriyada lagu soo aadiyo furitaankeeda ayaa dib udhacday Arimo Farsamo Awgeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here