Xildhibaanada Koonfur Galbeed ee lasoo xulayo oo laga rabo lacag diwaangalin ah

0
63

Guddiga Farsamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay Shuruudaha soo xulista Xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Shuruudaha laga rabo Xildhibaanada waxaa ka mid ah in uusan ka yareyn 25-sano, islamarkaana uu bixiyo Khidmad isdiwangalin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here