XOG: Gudoomiye Mursal Oo Fariin Udiray Lafta gareen & Kala dirida Baaralmaanka Oo

0
328

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa uu fariin udiray C/casiis Xasan Lafta gareen.

Waxa la sheegay inay fariintaasi aheyd mid ku saabsan sidii dib loogu dhigi lahaa kala dirista Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Lafta gareen qorsheynayey saacado ka hor.

Mursal ayaa dalbaday in la hakiyo inta uu Baydhabo ka imaanayo Kala diristaasi,waxaana hadda jira guux siyaasadeed oo ballaaran.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir shariif Sheekhunaa Maye ayaa soo jeediyey muddo kordhin Golaha shaqadiisa loo sameeyo balse laga diiday.

C/casiis Xasan Lafta gareen ayaa ka digtoon hadii wakhti kordhin la sameeyo ay xildhibaanada qaarkood u abaabulayaan Mooshin looga soo horjeedo.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lacag badan ku bixisey iyo xasuuqshaba oo ka dhan ah shabka KGS Lafta gareen sidii uu xilkaan ku heli lahaa 19 December 2018-kii waana uu kusoo baxay Qaabkdoonaba haku soobaxe. wixii ku sookordha naga sugaa hadii allah edmo,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here