Xog:-Khayre oo bilaabay olale uu Farmaajo kaga dhaadhicinayo sii deynta Roobow [Sirta ku duugan]

0
201

Khayre oo bilaabay olale uu Farmaajo kaga dhaadhicinayo sii deynta Roobow [Sirta ku duugan]

Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa waxa uu bilaabay olale dibadda loogu soo saarayo Mukhtaar Roobow Cali [Abuu Mansuur], sidda uu ogaadey warbaahinta warsidaha Wadaninews24 online xaruunteeda magalada Muqdisho

illo wareegtiyo xog ogaal ah ayaa sheegayaa in kulan xasaasi ah oo xalay labadda dhinac ku dhex-maray Villa Soomaaliya ay uga wada xaajoodeen arrimo ay kamid tahay sii deynta Abuu Mansuur.

Saraakiil ka tirsan xafiisyadda labadda mas’uul ayaa noo xaqiijiyey in Khayre uu soo jeediyay in lasii daayo Roobow, ayna u adeegsadaan dagaalada AlShabaab looga xorreynayo gobolada Guud Ahaan Dalka Dalka oodhan .

Waxa uu Khayre soo jeediyay in ay uga faa’ideysan karaan si ay u helaan taageeradda guud ahaan ee bulshadda Koonfur Galbeed Soomaaliya, taasi oo u suurogelin karta in ay helaan Xildhibaanada doorashada soo socota.
Hogaamiyahaan ayaa saameen ama tageero aad ubadan ku lex degaanada koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxa uu haatan ku jiraa xabsi guri ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya, halkaasi oo loosoo wareejiyay markii laga soo saarey xarunta NISA Laakiin hadal soojeedintaasi ayaa wali waxa jawaab ah ka soobixin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here