XOG: Loolan Adag Oo ka jira Madaxtooyada Soomaaliya

0
46

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in loolan adag loogu jiro magacaabista xil ka banaanaaday Madaxtooyada Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in agaasimaha xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada loogu jiro xilkaasi.

Saxafiyiin hore oo aad ugu dhawaa Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa la sheegay in jagadaas ay raadinayaan.

Sida loo badinayo Wariye Ka shaqeeya BBC SOMALI jagadaas loo saadaalinayo.

Sidoo kale  agaasime Telefishin ayaa macquul ah inuu xilkaasi qaban karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here