Taliyaha Sirdoonka talyaaniga ayaa manta soo gaarey magaalada muqdisho isagoo hadda shir kula leh magaalada muqdisho Taliyaha Ciidamada Sirdoonka somaliya fahad yaasiin ,
Qaar ka mid ah Wadooyinka magaalada muqdisho ayaa xirin sababtuna waa wafdiga talyaaniga ee jooga magaalada muqdisho ,
Sirdoonka dalka mareykanka iyo kan somaliya oo wada shaqeyn fiican aan ka dhexeynin ayaa sabab u ah in dalalka yurub Sirdoonkooda ay fiir fiiriyaan taliska Sirdoonka somaliya walloow wararka ay qaadaan Sirdoonka dalalka yurub ay u sii diraan Sirdoonka dalka mareykanka ee CIA.
Mareykanka ayaaa NISA u arka hada Hey’ad ku dhaxmilantay ALshabaab sidaasi darteed wadashaqeyntii tooska aheyd waa ay hagiyeen kulanka hada uga socda Sirdoonada talyaanida & Soomaaliya waa mid Mareykan wax ka ogyahay wixii kasoo baxana Talyaaniga la wadagayaan CIA.