Xog: MW Sheekh Mukhtaar Roobow oo Markela la qorshaynayaa shirqool

0
34

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay qorsheyneyso in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ku xiran xabsi Guri ay maamushu NISA.
Wararka ayaa sheegaya in muddooyinkan ay socdeen dadaalo la xiriira sidii Xabsiga Guriga lagu haayo si ay danaha DFS iyo ku olooshooda ushaqaystiyaasha oo degaan doorashadooda ah JBM.

Hase ahaatee Kalkaaliyeyaashiisa ayaa ka cabsi qaba in markela la sooweraro haddii xabsi guri sidaan u ahaado laakiin shaki badan ayaa la soo sheegaayaa. tankela waxaa laga cabsiqabo mid u nugul weerar uga yimaada Dhanka Al-Shabaab intuu bandow kusoo rogtay DFS,
taas oo bedelkeed ay dalbanayaan Dhamaan Shacabka Jamhuuriyada Barakaysan ee Mayland in la sii daayo oo xoriyaddiisa dib loogu celiyo Si Deg Deg Ah.

Odayaal, siyaasiyiin iyo Mas’uuliyiin ka soo jeeda JBM ayaa horay waday dadaalo la xiriira sidii loo sii deyn lahaa, balse dadaaladaas ayaa noqday kuwo mira dhali waayay, marka loo eego culeyska ka baxsan dowladda Federaalka oo ka yimid sii deyntiisa Si ay shirqool ugudisho una saarto xoogaga Al-Shabaab.

MW Sh Mukhtaar Roobow ayaa muddo Sanad iyo Bar u xiran dowladda Federaalka, illaa iyo hada laguma soo oogin wax dambi ah, iyadoo uu si rasmi ah Al-Shabaab uga soo Baxay xilligaas oo dowladda Federaalka ay si weyn u maamuustay, una soo dhoweysay.

Anagoo Hadahaanu nahay Baxda Southern Media oo is ku dooban arinkaan ilaahabaa og si ay urumoowayso inkela waxaanu leenahay odiga halasoodaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here