Xog Sax Ah Abdiaziiz Lafta Gareen ayaa Berrito Barqadii kusii jeeda magaalada marka ee Xaruunta Gobolka Shabeelad

0
147

Abdiaziiz Lafta Gareen ayaa Berrito Barqadii kusii jeeda magaalada marka ee Xaruunta Gobolka Shabeelad oo ku Safri Raba Diyaarad Helicopter Ah Diyaaradaha Qaramada Midoobey marka ladalbado waxaa la Sugaa mudo 24 Saac ah kaddib ayaa Dalabka Qaramada Midoobey laga jabaabaa marka Abdiaziiz Lafta Gareen waa loo jawaabey Dalabkiisa waxaa Qaadeysa Diyaarad Helicopter Ah oo Qaada 14 Qof oo uu isaga ku jiro
Wexii war ah ku sookordha dib ayaan idinku sheegaynaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here