(Xog+Akhriso) Muxuu ahaa dhambaalka uu siday “Taliyaha Ciidamada Itoobiya”

0
41

SMC aya heshay xogta ujeedka safarka aay Madaxweynaha kilinka Oromia iyo taliyaha guud ee ciidanka Itoobiya oo booqasho qarsoodi ah ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Shimelis Abdisa iyo Major General Berhanu Jula ayaa safar aan la shaacin oo qarsoodi ah ku yimid Muqdisho 15-kii bishan waxayna la kulmeen MW Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Fahad Yasin Xaaji Daahir.

Taliyaha Ciidanka Itoobiya & MW Omomia ayaa MW Farmaajo u siday dhambaal, kaasoo ka yimid RW Itoobiya Abiye Axmed. Sida SMC loo xaqiijiyay ujeedka safarkooda ayaa ahaa


DF ayaa looga mahad celiyay sida Ciidanka Soomaalida ah uga qeyb qaateen dalaalka DF Itoobiya iyo ururka TPLF.
In DF aanay marnaba xaqiijin in ciidan Somali ah oo lagu tababaray Eriteriya aay qeyb ka ahaayeen dagaalka.
In Dowladda Itoobiya aay u balan qaaday Farmaajo in aay si xoog & xeelad ahba uga shaqeyneyso sidii mar kale uu xukunka ugu soo noqon lahaa.
Waxaa isi soo taraya eedeymaha loo soo jeediyay Itoobiya, taasoo Ururka Midowga Yurub uu ku eedeeyay Dagaal Dambiyeed ka dhan ah dad shacab ah. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu eedeey Dowladda Eriteriya in aay dagaalka qeyb ka ahayd isla markaana aay geysatay ficilo ka dhan ah bini aadanimada (Halkan ka akhriso Warbixinta EU)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here