YAA HEEYSTO MAAMULKA KOONFUR GALBEED

0
205

Cid heeysata ma jirto laakin waxaa heeysata kalsooni la’aanta ay ku qabaan Naftooda

Lahaysta yaasha hadana aan la haysan oo ayaga uun is haysta waa loo yeeray midba waxii loo sheegay ayuu meesha ka sheegay mid aragtidiisa iyo fikirkiisa ku socdo ma jirto

Waxaa nasiib daro ah in Mamul Goboledyada kale ee ka jiro wadanka kasoo qeeb gali waayeen Gudomiyaasha Barlamanka sida kan Puntland midka Jubaland midka Somaliland kan Hirshabele maxaa labadaan uun kusoo koobay dadka farta loogu yeeraayo war miyuu damirka dhintay miyay dadnimadu suushay aqoonta miyaysan shaqaynaynin in lagu hogaamiyo maxaad hogaan ugu tahay in laguu meeriyo maxaad ugu meersantaa

Aqontada maxaad uga cabsataa in aad ku hogamisid kartidada maxaad uga didaa maxaadan fikir iyo aragti kuu gaar ah u lahayn
Qalinkii Dr Cali Cabdi Baab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here